Dowlada Somalia oo War kulul ka soo saartay qaraxyadii galabta ka dhacay Baydhabo

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa cambaareeyay qaraxyadii al-shabaab ay la beegsadeen meelo dad shacab ah ay isugu yimaadaan oo ku yaala  Magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay. “Waxaan cambaareynaa weeradadii aragaxisadu ay ka geysteen Magaaladda Baydhabo, iyagoo halkaasi ku laayay dad aan waxba galabsan, waxaana tacsi u dirayaa ehelada dadkii … Continue reading Dowlada Somalia oo War kulul ka soo saartay qaraxyadii galabta ka dhacay Baydhabo